Qandho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xummad. 2. Jirro. 3. Duumo.

Qandho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Kulka jirka oo ka saramara kulka caadiga ah ee jirka: haddii afka laga cabbiro waxa weeye: 98,6° F oo u dhiganta 37° C. Haddii futada laga cabbirana waxa weeye = 99° F oo dhiganta = 37° C.

Qandho

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-oday, -otay)

Cid jirro ku dhicid. ld qandhoo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qandho

raabiya | qaamowqanshiir | qaandhaw | qaandhebid | burunjiyee | catatar | duumo | furuq | gudbiye | holac-qabsiinood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg