Qosol

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cod gaar ah oo ay dadku sameeyaan marka ay faraxsanyihiin iyagoo ilkaha caddaynaya.

Qosol

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-slay, -soshay; -sli)

1. Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed. 2. Ku q.: cid ku jeesjeesid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qosol

maadeys | daado | bulxan | bulxan | dhoolbir | dhooldillaac | dhoolkaqosol | kaftan | manqax | qosli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg