Raadiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

1. Qalab elek-taroon ah oo wararka dira lagana baahiyo. 2. Saldhigga wararka laga diro. ld raadi-yow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadiye

baadiggef | baadiggef | raadiyow | taar | baqtii | dimoqraadiyee | dimuqraadiyee | dimuqraadiyeyn | shid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg