Rido
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-itay, -idatay)1. Waran, fallaar iwm ganasho. 2. Qof arrin fikrad ka dhiibasho ama ka qayb qaadasho. 3. Ka r.: dugaag ama tuug wax ay dhaceen ka badbaadsasho. 4. Ku r.: wax, wax uu qaadi karo dhex gashasho. 5. U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin. 6. U r.: wax dusha saarasho. 7. U r.: wax mas'uuliyad-diisa qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rido ↴
saab | saanad | xabbad | baakad | barroosin | bastoolad | cashi | doob | dug | foon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg