Saabley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-yo, m.l)

Jirka dadka inta xudunta ka korreysa luquntana ka hoosaysa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saabley

ooddin | oof | oofwareen | qaaxo | arkaniida | eyddin | gadoob | isle'eg-saabley | takoore |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg