Saaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey. 2. ld saafid.

Saaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Hilib jiir ah balballaarin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saaf

baahirsaaf | caadla'aan | saafan | saafan | saafan | saafi | saafid | saafid-tireed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg