Sakhraan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-aamiin, m.dh)Qof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan.
Sakhraan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Qof wax sakhradi hayso noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakhraan ↴
alaalax | sakhraami | sakhraamid | sakhraannimo | sakhraansan | sakhraansanaan | sakhraansanaansho | sakhradeysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg