Sakhraami
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid sakhraan ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakhraami ↴
maandoori | sakhraamid | sakhraamin | sakhraamis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg