Saliid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raashinkana lagu iidaanto. 2. Hoore layiig ah, isku qasan oo idarokarbuuri ah oo ka dhasha isbedello, ka yimid haraayo orgaaniko ah oo tiro badan, dhulka hoostiisa muddo dheer ku biirsamay oo marka la sifeeyo loo isticmaalo iftiinsasho iyo shidaal. ld seriir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saliid ↴
naarajiin | saaf | baalbaal | batrool | betrooliyam | bun | bunayso | bursaliid | buuri | cabbane |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg