Samir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dulqaad iyo adkaysi dhibaato loo yeesho. ld sabar¹.
Samir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-mray, -mirtay)Dulqaad iyo adkaysi dhibaato u yeelasho. ld sabar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga samir ↴
sabar | sabar | tacsi | tacsiyee | dhawriwaa | sabarsii | sabarsiin | sabarsiis | sabbur | sabbur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg