Saraar
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Weylo daaqa oo aan dhibaato mudanayn caanaha hooyada hadday waa-yaan.
Hinsaraar*
Waa afar udub oo labo la mudo labona la korsaaro mararka roobku da'ayo waxa laga dhexdhisaa aqal somaaliga dhexdiisa waxa uu u eg yahay ssariirta oo kale waxaana la saaraa ilmaha yar yar alaabta yaar wixii roobka lagala cabsado
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saraar ↴
asaraar | asaraar | asaraarid | asaraartamid | asaraartan | asaraartan | musaraar | musaraar | musaraarid | musaraarsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg