Sarab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ulo dhuudhuuban oo wax lagu dhiso.
Sarab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rbay, -rabtay; -rbi)Ulo yaryar meel ku teedid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarab ↴
dhis | dhismo | khalji | mirdhis | sarbid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg