Seeb
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)Qori dheer oo afka hore u ballaaran oo bedenada iyo huuriyada lagu wado.
Seeb
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seeb ↴
gaafal | saafid-tireed | saawee | aseeb | aseebe | aseebid | baay | muqdaaf | muqdaafi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg