Seed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Sooh adag, cad oo muruqyada madaxooda ku yaal isuna haya muruqyada iyo lafaha.
Seed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)(c.nafl.) Koox nudo ah oo liilsami kara, kuwaasoo hal ama in ka badan oo lafo ah oo isu tagay, isuna haya kalagoosyo dhaqdhaqaaq. Seeduhu waxay xukumaan dhaqdhaqaaqa lafaha ee kala-goyska, sidaa awgeed waxay muhiim u tahay ka hortagga kala baxa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seed ↴
taallaxusuuseed | boqon | cod | curuq | dalqo | dhulcawseed | foolkaano-dambaseed | horseed | horseed | horseedid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg