Seef
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.l)Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seef ↴
bah-cadceed | daliiq | duudseef | gal | qadduun | seef-bacaad | seef-cireed | seeflabbood | seeflabboodnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg