Sharrax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Alaabooyin yaryar oo guryaha lagu qurxiyo. 2. (-xyo, m.dh) Qori lagu celiyo shukaanta markabka.
Sharrax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)1. Qalab meel ku qurxin. 2. Cid jago sare in loo doorto u magacaabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharrax ↴
big | jalaal | lammaan | shaqlan | sharraxaad | sharraxan | sharraxid | sharraxnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg