Lammaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nafley laba isdhashay ah oo meel ku wada sugan. 2. Labo weligood wada socda. 3. ld dammaan.

Lammaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(baay.) Marka la sharraxayo bu'da, unug ama noole leh labanlaabka tiro dhiman oo koromosooma ah ee astaanta sinjiyada.

Lammaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Nafley laba isdhashay wax meel ku wada sugan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lammaan

qaad | qaanso | qaate | xaglo-isqummiye | xaglo-istoosiya | xaglo-talantaali | alkiin | baarlammaan | barlammaan | dabar-lammaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg