Sheex
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xishood.
Sheex
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)1. (f.g) Wax dhex taraarid. 2. (f.mg) Xishood dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sheex ↴
yaxyax | aroor | baraar | riibisheex | sheexid | sheexo | xil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg