Shig
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Iin darteed hadal si dhib leh oo googo'an ugu dhawaaqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shig ↴
carrabla'aan | haghag | haghagle | halcun | mishiggaan | shigid | xundhur-bakteeriyeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg