Shuun
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Timo ka soo baxa gumaarka dadka; bisqin; bisqan.
Shuun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Boqorradda shinnida.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shuun ↴
aashuun | ashuun | bisqan | dhashuun | dhashuun | shuunley | shuushuunle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg