Soocan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Wax la kala soocay noqosho.

Soocan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

Wax la kala soocay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soocan

gibil-biyood | googgoos | kalasoocan | kalasoocan | moqorka kalka wadnaha | soocanti | soocmid | soocnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg