Soohdin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo/-ino, m.l)

Seere, xad.

Soohdin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Xaddeyn ama xannibaad lagu sammeeyo dambeedka fansaar. Soohdin sare waa tirada U, taas oo f(x)_l dhammaan x-yada kujira horaadka. Tusaale ahaan, haddii f(x)=sinx markaa +1 waa soohdin sare iyo -1 waa soohdin hoose.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soohdin

xad | dal | dub-soohdin | seere | soohdimayso | soohdin-diiran | tirobeel | xudduud |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg