Subax
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-xyo, m.dh)Qaybta ugu horreysa maalinta gelinkeeda hore.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga subax ↴
waa | oog | saaka | afbilaw | bariidi | barjimo | baro | barqaqabow | barqi | barqo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg