Baro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri. 2. Goobta lagu cayaaro ciyaarta xayaadka.
Baro
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. (f.g) Aqoon kororsasho. 2. U b.: wax caado ka yeelasho. Tus. “Cali in uu subax walba canjeero cuno ayuu u bartay”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baro ↴
yabaro | gaalis | tababbar | tabaro | addin | afbaro | asiili | baashaar | baraale | baraaley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg