Tashiil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.
Tashiil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)Wax dhaqaalayn; beekhamayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tashiil ↴
baatul | barakayso | barakee | beekhaami | beekhaan | beekhaanso | dhabiil | dhabiil | dhaqaaladdaran | dhaqaalallawe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg