Urun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xarig dhuuban, dun ka samaysan oo wiilasha yaryar dhexda loogu xiro kaddib marka la gardaadiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga urun ↴
daacaqurun | daacaqurun | burun | burunbur | burunji | burunjiyee | burunjiyeyn | curun | furun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg