Uurkutaallo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dareen iyo uurxumo gocasho ku dheehan tahay leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uurkutaallo ↴
uurkutaallaysan | uurkutaalloo | uurkutaallood | beerkutaal | ciil | ciil | huq | madoobow | murug |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg