Waafaqsan

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax, wax kale raacsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waafaqsan

waafaqsanaan | waafaqsanaansho | yeele | ammin | ansax | ansax | bannaan | biree | iswaafaqsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg