Waraaq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qo, m.l)1. Baalaal xalxalleefsan, jilicsan oo badanaa wax lagu qorto. 2. Xaashi qoran oo laysu diro. ld warqad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waraaq ↴
xaashi | boostaale | boosto | cunwaan | fas | firee | firow | geni | gool | jornaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg