Wareegsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax qaab goobaabin ah leh ahaansho. 2. Ku w.: wax meel ku hareeraysan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareegsan

ibitiiliyam | maageer | qaaddo | saacad | taaj-belel | ufuq | wadaage | xaarin | xagalo | yamays |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg