Waxsoosaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (dhaq.) Tirada wixii ka soo baxa warshadaha, beeraha, xoolaha, iwm. 2. (dhaq.) Natiijada waxqabad hawleed kasta. ld waxsoosaarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waxsoosaar ↴
burjiwaasi | carwo | hantiggoosi | hantiwadaag | waxsoosaarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg