Wiil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Inan; kuray; ilmo yar oo lab ah. 2. Adeege; madiidin; qawsaar. 3. Isha birtee-da; wil.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiil

aabbe | eeddo | urun | uugo | yooyootan | abbaaye | abboowe | abti | adeer | agoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg