Xaadir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Meel joogid (qof); jooge. 2. Haatan. jooge, haatan

Xaadir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof meel ku sugnaan ama tegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaadir

xaadiri | xaadirid | xaadirin | xaadiris | xaadirsan | xaadirsanaan | xaadirsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg