Xamaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Ciid dhexdeeda wax ka raadin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xamaar

waddo-halaq | xamaarad | xamaarasho | xamaarato | xamaarid | xamaaro | ammuur | diin | dixiri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg