Xayaab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.dh)(bot.) Dhir kulaalay geedaha waaweyn saarata ama kuboodda oo caan ku ah kaymaalayda badhaalaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayaab ↴
caad | leelo | luun | xanto | xayaabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg