Xiji

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhirta xabagta udgoon dhasha oo moxorka iyo yagcartu ka mid yihiin.

Xiji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ku x.: wax, wax kale u dhoweyn ama raacin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiji

xajiintir | abjad | dhafandhaaf | horraysii | jafaan | jecleysii | jeed | kashkaash | luubaan | masarafad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg