Xul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax badan kuwa laga soo xushtay. 2. ld xulid.

Xul

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:

(xulay, xushay) 1. Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid. 2. Wax, wax kale ka dhex baarid. 3. Kayn iwm dhex marid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xul

xalus | xaluul | xaluulad | xaluulasho | xaluulo | aragtida Darwin | cuban | cubo | cubtan | dayo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg