Xummad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Kulaylka jirka oo sarakaca jirro awgeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xummad

oofwareen | qaarjeex | urug | dayactir | gariiriso | hargab | jarcee | jeeniwareen | qandhaggalti | qandho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg