Naxdin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dareen cabsi ku jirto oo qof ku dhacda marka uu la kulmo waxyeello aanu filanayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naxdin

uu | waawaray | argaggax | argaggixiso | bardad | biriir | erey-dareen | gariir-cabire | hambabar | jaree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg