Balag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)1. Sixir meel la dhigo si qof meel dheer jiraa uu u yimaado barta sixirku yaallo. 2. Miraha yicibta, lebiga iwm oo curdan ah.
Balag
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Buuryo; beejo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balag ↴
buuryo | caloolaweyn | faniinto | geri | jiijiile |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg