ballami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid, ballan u dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ballami

ballamid [m.f.dh]
eeg ballan². ld ballan¹.

ballamin [m.f.dh]
eeg ballami.

dardaaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
1. Qof dhimashadiisa kaddib sida hantidiisa la yeelayo ka ballamid. 2. Qof tegaya sida reerkiisa laga yeelayo ka ballamid.

madal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dlay, -dashay; -dli)
Qof ballamid.

madli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid ballamin. 2. Arrin iwm fulinteeda dib u dhigid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg