barshin
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)ld barkin¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barshin ↴
barkin [m.l] (-nno, m.dh)
Qori si wanaagsan loo qorey, leh madax qaab bileed ah oo la barkado,lug, gacan gelis ama gacan qabsi ah iyo sal wareegsan, ballaaran oo uu ku fariisto. ld barshin.
barkinwaraabe [m.l]
Nooc jaadadka likaha ka mid ah oo la cuno. ld barshinwaraabe.
barshinwaraabe [m.l]
ld barkinwaraabe.
dhuub [m.l] (-bab, m.l)
1. Daliig mayrax ama xaskul ah. 2. Laa barshin oo caw ah oo isku xiran. 3. Sacab muggiis oo badar, sonkor iwm ah. 4. Mid ka mid ah ubaxa docihiisa.
siib [m.l] (-bab, m.l)
Laba barshin oo caw ah.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg