Bilow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo. 2. Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow¹.
Bilow
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-laabay, -lowday; -laabi)1. Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid. 2. Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bilow ↴
daabad | uurjiif | waaray | aboor | af | asaas | asaasi | barqorraxeed | beergoys | bilaabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg