Bohol
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Jeex hoos u dheer biyo iwm sameeyeen oo dhulka ku yaal.
BOHOL YOOW*
Xiiso ama tabitaan. Boholyow
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bohol ↴
haadaan | bannaanow | boholaddumi | boholaddumin | boholaddumis | boholatus | boholatus | boholatusid | boholyoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg