Buur

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-rar/-ro, m.l)

1. Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan. 2. Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.

Buur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid. 2. Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).

Subuurada furaha*

  • Keyboard


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buur

maab | baabuur | baabuurraac | gaaddabbuur | gaaddabbuur | gaaddabbuurid | gaadeeryo | haar | laakoliit | laan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg