Caanaddiid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. C. ah: waqtiga barwaa- qada qofka caanaha dhami kari waayay, markay ku keliyaysteen. 2. ld caanadiidid.

Caanaddiid

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Waqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caanaddiid

caanaddiidid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg