Cal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Baadiye jiq ah.


Cal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

1. Buur aad u dheer. 2. Buur taxane ah.


Cali wasaad*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Hadal aan mug iyo macno laheyn oo uu qofku dadka lafadhiya kula taaha

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cal

aaddan | baa | ubax | baabba' | ka | laab | laab | ma | xaab | jaad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg