Carabi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Af ay dadka carbeed ku hadlaan.


Carabi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc kalluunka ka mid ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carabi

alif | carabayn | carabee | carabiyee | carabiyeyn | deel | hoosdhaw | hoosdhaw |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg