Dameer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Labka gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhegodhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer¹, dammeer¹.
Dameer
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.dh)Dheddigga gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhego dhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer², dammeer².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dameer ↴
baqal | baqal | bes | biibbiile | biibbiilee | biqle | boor | daaqcune | dabeer | dabeer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg