Deegaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Geed weyn canjeelka u eg, sida badan webiga jiinkiisa ka baxa oo leh miro la cuno. 2. ld degaan.
Deegaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Doog meel roob badan ku da'ay ka baxa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga deegaan ↴
oomane | oomane-u-eke | canjeel | deegaanraac | degaan | degaan habboon | dhasheeg | guurto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg